“Soomaaliya Dowlada Ka Jirtaa Maaha Dowlad Shacabkeeda U Adeegi Karta”..Drs. Edna Aadan”Daawo Muuqal
December 29, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ergayga Somaliland u qaabilsan wada hadalada Soomaaliya Drs. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa eedaymo culus u jeedisay maamulka Soomaaliya, iyadoona sheegtay in dowlada ka jirta xamar aanay ahayn dowlad shacabkeeda u adeegi karta.
Halkan hoose ka daawo muuqalka