berberatoday.com
Wakiillada Somaliland Oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2019 Iyo Cashuurihii Lagu Soo Rogay Warbaahinta Madax Banaan Oo Laga Saaray Miisaaniyada
December 29, 2018 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiillada Somaliland Oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2019
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyay Odoroska Miisaaniyadda 2019 oo ay ku jirto wax ka bedel guddida dhaqaalaha u qaabilsan wakiilladu samaysay. Goluhu wuxuu diiday lacago cashuur ah oo wasaaradda warfaafintu ku soo rogtay Saxaafadda madaxa banana ee Somaliland.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa golaha ka codsaday in ay u codeeyaan Odoroska Miisaaniyadda oo uu ku jiro waxka bedelka lagu sameeyay waxaanay ugu codeeyeen sidan:
Waxa Ogolaaday: 46 xildhibaan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews