berberatoday.com
Akhriso Xogta”Koox Isu Bahaystay Waxyeelada Dhuumaha Shiidaalka Haamaha Keena Iyo Markab Sife Aan Macquul Ahayn Udoonaya Inuu Shiidaal Ganacsi Uga Qaato Haamaha Berbera
December 30, 2018 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Markab ah Nooca  Shidaalka qaada  ayaa maalmihii u danbeeyay taagnaa haabada dekada berbera, markabkan oo laga leeyahay wadanka giriiga ayaa  la sheegay in qorshihiisu yahay sidii uu  ganacsi dhanka shidaalka ah  u samayn lahaa oo uu shidaal uga qaadan lahaa  Haamaha Shidaalka Berbera kadibna uu u iibgeeyo maraakiibta  maraysa badwaynta  baabal mandab,

Hadaba waxaa soo baxay wel wel badan oo laga qabo dariiqadii shidaalkaa lagaga iibin lahaa markabkaa waayo  shirkadii total ee  mar gacanta ku hayn jirtay haamaha shidaalka berbera ayaa gabi ahaanba bur burisay  pipe Linekii shidaalka  lagu siin jiray maraakiibta  iyadoo isla xiligaa  jar jartay labo pipe oo maraakiibta tangers ka ah shidaalka looga shubi jiray,

Dabcana  wararka  la helayo  ayaa sheegaya in Eng Cabdirashiid  Macalin Caydiid uu qorsheeyay in pipe ka kaliya ee hada shaqeeya ee shidaalka ka shuba maraakiibta tangers,ka ah uu doonayo in uu ku sameeyo macmal [modification]  docdiisana uu ka talaalo pipe  kale, arinkana wuxuu khatar ku yahay pipe ka kaliya ee hada shaqeeya,

Maareeyaha Haamaha Keydka Shiidaalka Berbera  Xasan Axmed Ambassy oo  khadka telofanka  ugu waramay Warbaahinta ayaanu wax ka waydiinay markabkaa  shidaalka doonaya waxaanu ku jawaabay,

“Runtii Markabkani malamahanba wuu joogay Berbera warkiisana waan hayaa laakiin wali laman kulmin cida markabkaa wakiilka u ah iyo qorshihiisa saxa ah ee uu doonayo, mana garanayo nooca shidaalka uu doonayo

,

Mar aanu wax ka waydiinay  in maamul ahan ay doonayaan in pipe Line ka kaliya ee maraakiibta shidaalka ka shuba  docda laga dalooliyo oo si mac mal ah loo isticmaalo si markabkaa loo siiyo shidaal wuxuu ku jawabay,

“Maya ma dhacayso in pipe kaa la dhaawaco  laakiin dariiqii kale ee haboon ayaanu mari doona marka aan la hubiyo lana kulmo masuuliyiinta markabkaa wata,

Su aal, maareeye ma waxad hadaa doonaysaan in booyado ku siisaan oo aad dekada wayn kusoo xidhan markabkaa

Jawaab, maya taasina suura gal amaaha ee horta  wuxuun baanu yeeli doonaaye aanu is aragno masuuliyiinta markabkan,,

Sikastaba ha ahaato e  Adeegaydaii maraakiibta lagu siin jiray biyaha iyo shidaalkaba way burbureen waxaanad arkaysaa iyadoo maraakiibta dekada ku xidhan  biyaha iyo shidaalkaba lagu siinayo booyado  waana risky ama khatar  inakstoo maareeeyaha dekadaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi dhawaanta sheegay  in si dhaqso ah aay usoo celin doonaan systemkii  saxa ahaa ee maraakiibtu ku heli jirtay biyaha iyi shidalakba oo toos ugu xidhna  haamaha dhidaalka berbera

 

 

 

Source Hadhwanaagnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews