Cabdiraxmaan Faroole Oo Ka Hadley Doorashada Puntland Madaxweyne Gaas-na Eedeymo Ku Hurgufay
December 30, 2018 - Written by admin
Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxaa uu ka hadley doorashooyinka Puntland ku soo socda , waxaana uu madaxweyne Gaas u jeediyey eedeymo culus isaga oo ugu baaqay in uu tartanka doorashada ka hadho