Korneyl Caare Iyo Kooxda Uu Hogaamiyo Oo Gaadiid Iyo Lacag Dollar Ah Lagaga Dhacay Qardho
December 30, 2018 - Written by admin
Qardho(Berberatoday.com)-Warar Lagu Kalsoonyahay oo laga helayo Gobolka Karkaar ee Putland gaar ahaan Magaalada Qardho ayaa sheegaya in Gaadhi Landcrusser ah oo Cusub iyo Hub saarnaa oo fudud laga qaaday Kornayl Caare iyo Kooxda falaagada ah ee Uu Hogaamiyo Waxaanu falkani ka dhacay Badhtamaha Magaalada Qardho, Waxaana dhacan geystay rag ka soojeeda Deegaankaas Qardho iyada oo la sheegay in raga dhacaas geystay ay Kooxdan uu Caare hogaamiyo ka qaadeen lacag qadarkeeda lagu sheegay 30.000$ uu Caare xawaalada Kasoo qaatay Tas oo shaqsiyaad qurba jooga oo taageeraa usoo ururiyeen.