Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Warbaahinta Ay Xukuumada Somaliland U Qabatey ?
December 30, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa warbahinta u sheegay sagaal qodob oo uu sheegay in laga soo saarey kulan Hargeysa laba cisho uga socday warbaahinta Somaliland iyo xukuumada