Xisbiyada Mucaaridka Uu Shuruud Ku Xidhay Xal Laga Gaadho Arimaha Doorashooyinka
December 30, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa waxaa ay maanta mar kale iskugu yimaaden kulan kuwaas oo ay ka soo qeyb galeen madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo labada gudoomiye ee xisbiyada Waddani iyo UCID
Kulankan ayaa aaney ka soo bixin wax go,aamo ah marka laga reebo in xisbiyada Waddani iyo UCID ay dalbadeen in la soo hor fadhiisiyo kulanka danbe ee Arbaca loo balamay madaxweyne Biixi oo ay sheegen in uu yahay gudoomiyaha xisbiga Kulmiye
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan