berberatoday.com
Maxamed Cabdi Gurxan Oo Madaxweyne Muuse Biixi Umagacaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maaliyada
December 31, 2018 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa umagacaabay Maxamed Cabdi Gurxan Agaasimaha Guud ee Wasaarada Horumarinta Maaliyada.

Maxamed Cabdi Gurxan oo ahaa Maamulihii hore ee Kastamka Berbera Xiligii Xukumadii Madaxweyne Siilanyo Mudo ilaa shan sanadoodana Xilkaas Hayay haddana kamid ahaa shaqaalaha Shirkada DP World ee Berbera una Qaabilsanaa Isku xidhka ganacsatada iyo shirkada ayaa Madaxweynu xilkan umagacaabay maanta,

Maxamed Cabdi Gurxan waa Masuul ku suntan akhlaaq aqoon iyo Maamul wanaag Waxaanu xilka kala wareegi doonaa Agaasimihii xilka laga bedelay ee Wasaarada Maaliyada Cabdiraxmaan Faahiye Musaabiqo

 

 

Sidoo kale Maxamed Cabdi Gurxan Waa Bare dugsiyada Sare ee Berbera ka caawin jiray ardayda Duruusta Xisaabta uu aqoon buuxda uleeyahay xiliyada oo jaanis uhelo xiligii uu Maamulka Kadstamka Joogay.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews