berberatoday.com
Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga Dhigay Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani
January 2, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada amaanka somaliland ayaa goor dhawayd xabisga dhigay siyaasi Cabdixakiin Gaaxnuug Guray oo ka tirsan golaha dhexe ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, kana mid ahaa guddidii ololaha doorashada xisbigaas ee gobolka Maroodijeex.

 

Ciidamada amaanka ayaa sidoo kale xidhay muwaadin Cabdi Ciise Mire Diin oo aan isagu ku jirin xisbigaasi, iyada oo aan ilaa hada la ogayn waxyaabaha sababay xadhigooda.

Warar ayaa sheegaya ciidamada amaanku ay duhurkii maanta qabteen siyaasi  Cabdixakiin Gaaxnuug Guray Iyo Cabdi Ciise Mire Diin iyaga oo aan ciidamaduna ilaa hada ka hadal xadhiga labadan muwaadin.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews