berberatoday.com
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabd Iyo Golahiisa Wasiirada Oo Maanta Daah-Furay Ololaha Qaranka Ee Dhiig Bixinta+Daawo Sawirada
January 3, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somailland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Daah-furay Ololaha Qaranka ee dhiig bixinta oo qasriga Madaxtooyada Somaliland lagu qabtay.

 

Waxaana ugu horayn halkaasi ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo xusay inay lagama maarmaan tahay dhiig shubistu, taasi oo uu sheegay inay dadku baahi badan u qabaan wakhtigan inay helaan dhiigaga keyda oo goorwalba la heli karo.

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo isna halkaasi ka hadlay kuna dheeraaday muhiimada ay leedahay in qofwalbaaba ku deeqo dhiigiisu ayaa yidhi “Ilaahay baa mahad leh ina garansiiyey danteena inaynu horumarino oo aynu ka wada shaqayno dhinac walba, waxaan ku boggaadinayaa dhammaan bahda caafimaadka Wasaaradda oo maanta halkan madaxdeedu ku dhan yihiin mashruucan ay bilaabeen ee ah in Dhiiga la kaydiyo oo dhiig la uruuriyo”.

Image may contain: 1 person, sitting, standing, beard and indoor

Madaxweynaha oo sii wata hadalkiisa ayaa yidhi “Dhiig bixintu waa Sadaqo Jaariya ah oo waxaad aakhirana geysatay ajarna aad ka helayso dadkaagiina aad ku taageertay, dhiig bixintu waa caafimaad oo waxay dhakhtaradu inoo xaqiijiyeen in dhiigu marka aad bixisaba dib u cusboonaado oo horena waa loo yaqaanay taas oo waynagii Toobinka samayn jirnay marka dadku is toobayaan, Axaadiis badan Nabigana (SCW) waa laga soo wariyey inuu toobinku caafimaad yahay, markaa waa toobinkii oo inta la kaydiyey dhigii lagaa qaaday dadkii kalena lasiinayo ee u baahnaa,

Image may contain: 3 people, people sitting

Madaxweynaha oo ku dhiirigelinaya shacbiga loo baahan yahay inay dhiigooda shubaan ayaa yidhi “waynu badbaadin karnaa nolol badan iyo dad badan oo geeri ka baaqsada iyagoo dhiig u baahan, Markaa dadkaa waxaan ku boorinayaa da’a-walba, ragg iyo dumar in la barto in dhiiga la bixiyo oo dhiig badan aynu kaydino, si aynu dadkeena u badbaadino marka ay dhiig u baahdaan, aad iyo aad baan mar labaad u bogaadinayaa Wasaaradda Caafimaadka iyo madaxda halkan joogta ee kala duwan qoladii dhiiga baanka, Wasiirkii, Wasiir Ku Xigeenkii, Agaasimihii, Agaasimihii Cusbitaalka, dhalinyaro kale oo badan oo wada shaqaynaysa insha allaahu mashruucaasi aad buu inoogu hirgeli, waa inaanay dhicin qof reer Somaliland ah oo dhakhtar yimi oo loo waayey dhiig oo loo carcarayo, waynu kaydin karnaa dhiig fara badan markaa waxaan qabaa in lagu dhiirado in dhiiga la bixiyo waan ku dardaarayaa dadka”.

Image may contain: one or more people and people sittingImage may contain: 5 people, people standingImage may contain: 1 person, sitting and standingImage may contain: 12 people, people smiling, people standingImage may contain: 6 people, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting, beard and indoorImage may contain: bedroomImage may contain: 3 people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, people standing, suit and outdoorImage may contain: 6 people, people standing, suit and weddingImage may contain: 11 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 8 people, people smiling, people standing, wedding and indoorImage may contain: 4 people, people standing, people sitting and indoorImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, sitting and shoesImage may contain: 1 person, standing, suit and beardImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 1 person, sitting, standing and shoesImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: one or more people and people sittingImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 2 people, people smiling, people standingImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 1 personImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 1 person, sittingImage may contain: 3 people, people sitting and weddingImage may contain: 4 people, people smiling, people sitting, wedding and indoorImage may contain: 1 person, sittingImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 1 person, sitting and beardImage may contain: 1 person, sittingImage may contain: 3 people, people sitting, beard and indoorImage may contain: 2 people, people smiling, wedding and indoorImage may contain: 4 people, people smiling, people sitting and indoorImage may contain: 4 people, people sitting, wedding and indoor

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews