Maxkamada Hargeysa Oo Xayiraad Saartey Hotel Gaar Loo Leeyahay
January 3, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex warqad maanta ka soo baxday ayaa waxaa lagu sheegay in Xayiraad ay saartey maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ay saartey Hotel-ka Beerta Libaax-yada ee uu leeyahay Siyaasi Cali Waran Cade
Halkan Hoose Ka Akhriso Amarka Maxkamada