Baarlamaanka Putland Oo Maanta Dooranaya Shirgudoonkii Hogaamin Lahaa Iyo Afar Musharax Oo Kasoo Jeeda Gobolka Sanaag Oo Ku Tartamaya
January 4, 2019 - Written by Berbera Today
Garowe(Berberatoday.com)-Baarlamaanka cusub ee Puntland ayaa maanta ufadhiisanaya inay doortaan shir-guddoon cusub oo golahaas hogaamin doonaa afarta Sanadood ee soo socda.
Jagada guddoomiyaha waxa u tartamaya afar xubnood oo dhammaantood ka soo jeeda Gobolka Sanaag kuwaas oo magacyadoodu kala yihiin sidan hoos ku qoran
1 Cabdirshiid Yuusuf Jibriil
2 Cabdiraxmaan Cali Jibriil
3 Cabdijamaal Cismaan Maxamed
4 Cabdixakiin Dhoobo Daareed