berberatoday.com
Waa Kuma Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Puntland ? “ Nin Ka Ag Dhaw Urur Diimeedka Al Ictisaam. “
January 4, 2019 - Written by Berbera Today

Garowe(Berberatoday.com)-Madaxda ugu sarraysa maamulka Puntland ee uu kamidka yahay Gudoomiyaha baarlamaanka ayaa waxaa doorta golaha baarlamaanka maamulkaas oo gaaraya 66 xildhibaan.

Horay waxaa xilka Guddoomiyaha baarlamaanka u hayey Axmed Cali Xaashi oo haatan waqtigiisii xil hayntu uu dhammaaday.

Puntland wali kama hirgalin nidaamka axsaabta badan ayadoo madaxweynaha haatan waqtigu kasii dhamaanayo iyo kuwii ka horreeyayba ay ballan qaadeen doorasho qof iyo cod ah.

Waa Kuma Dhoobo Daarood?

Dhoobo Daarood Waxa uu kamid ahaa xildhibaanadii uu waqtigoodu dhammaaday,horayna waxa uu ugasoo shaqeeyey Sharikadda isgaadhsiinta ee Golis.

Waxa uu kamid ahaa ururkii Al Itaxaad oo 1992-dii iskudayay in ay gacanta ku dhigaan gobollada Waqooyi Bari Soomaaliya.

Dadka yaqaan waxa ay sheegaan in uu yahay nin dabeecad wanaagsan, waxa uuna ka agdhow yahay urur diimeedka Al ictisaam.

Sidoo kale Waxaa uu ka soo jeeda Gobalka Sanaag waana xildhibaanada Isbedel Doonka ah ee ka soo hor jeeda madaxweyne Gaas

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews