berberatoday.com
Golaha Amaanka Oo La Hor Keenay Qaraar Ka Dhan Ah Dawlada Soomaaliya
January 6, 2019 - Written by admin

New York(Berberatoday.com)-Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa mar kale ka hadlay go’aankii ay dawlada soomaaliya ku eriday Nicholas Haysom.

 

Golaha amaanka ayaa la horkeenay qaraar ka dhan ah dawlada soomaaliya oo ay soo diyaarisay dawlada Ingiriisku kaas oo lagaga jawaabayo talaabadii ay dawlada soomaaliya ka qaaday ergaygii qaramada midoobay ee ay eriday.

Qoraal ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa lagu sheegay in laga xun yahay talaabada ay dawlada soomaaliya qaaday.

Qoraalka ka soo baxay qaramada midoobay ayaa sidoo kale lagu sheegay inay ka go’an tahay inay sii wadaan xidhiidhka iyo iskaashiga ay la leeyihiin dawlada soomaaliya.

Dhinaca kale wakiilka joogtada ah ee  dawlada Shiinaha u qaabilsan golaha amaanka ayaa soo jeediyey in la siiyo wakhti dheeraad ah oo ay ku soo akhriyaan qaraar ay dawlada Ingiriisku soo diyaarisay oo ku saabsan jawaabta laga bixin lahaa talaabada ay dawlada soomaaliya ku eriday ergaygii u qaabilsanaa qaramada midoobay.

Wadamo xubno ka ah golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa ka si adag uga soo horjeeda go’aanka ay dawlada federaalka ah ee soomaaliya ku eriday wakiilkii qaramada midoobay u qaabilsanaa soomaaliya

Golaha amaanka ayaa sheegay in sanadkan cusub uu Soomaaliya u yahay mid muhiim ah , waxa ayna ugu baaqeen Hoggaamiyayaasha Soomaalida inay si wadajir ah uga wada shaqeeyaan sidii loo  dhaqaajin lahaa Isbedelka Siyaasadeed iyo Amni ee hor yaala.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews