Xukumada Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Booqasho Uu Shalay Dalkeeda Ku Yimid Wasiirka Gaashandhiga UK
January 7, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Gaashandhiga Somaliland Ciise Axmed Yusuf Xawar ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey booqasho uu shalay dalka ku yimid wasiirka difaaca dawlada Ingiriis-ka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com