“Madaxweyne, Tabashadu Qaddo Ku Dhammaan Mayso Ee Qalinkaaga Ayay Ku Dhammaanaysaa
January 9, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire ayaa madaxweynaha u soo jeediyay in wali laga sugaayo inuu talaabooyin qaado, waxaanu waxaan waxba kordhinayn ku tilmaamay kulamada madaxweynaha lala qaato haddii aan taloobooyin lagu saxaayo saami qaybsigeeda aan la qaadin.