Daawo Muuqalka”Trump Oo Booqday Xadka Mexico Ee Uu Doonayo Inuu Gidaar Ka Dhiso
January 11, 2019 - Written by admin
USA(Berberatoday.com)-Madaxweyne Donald Trump ayaa markale ku goodiyay inuu ku dhawaaqayo xaalad degdeg ah oo qaran si lacag loogu helo dhismaha gidaarka xadka Mareykan iyo Mexico xilli koongareesku ku gacan seeray inay ansixiyaan qarashki lagu dhisi laha.
“Waxaan xaq u leeyahay inaa ku dhawaaqo xaalad degdeg ah oo qaran,” ayuu ku yiri warfidiyeenada xillli uu kusii socday xaflad ay ku lahaayeen xadka.
Waxa uu sidoo kale madaxweyne Trump sheegay in dowladda Mexico ay “si dadbadan” u bixineyso qarashka dhismaha gidaarka.