Wasiirka Gaashaan Dhiga Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalkii Kasoo Yeeshay Madaxweynaha Cusub Ee Putland Ee Xuduuda La Xidhiidhay
January 11, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Md. Ciise Xawar oo ka jawaabayey hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdillaahi Deni, ayaa sheegay haddii uu ka hadlayo Xuduudka Somaliland oo uu Qabiil ahaan ku sheeganayo Dhulka Somaliland ay beeshiisu degto Kenya iyo meelo kale oo aan ahayn Xuduudka Somaliland iyo Puntland.
