berberatoday.com
“Dhallinyaro Reer Somaliland Ah Ayaa Laga Maamula Xafiiska Farmaajo,”Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Hinda Gaani
January 13, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka shaqo galinta iyo arrimaha bulshada Somaliland Hinda Jaamac Gaani ayaa sheegtay in ay jiraan dhallinyaro reer Somaliland ah oo laga maamulo xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.

Waxay sheegtay in dhallinyaradaas oo iska dhigayay dad Somaliland ahi ay faafinayaan aragtida xukuumadda Muqdisho, islamarkaana bulshada Somaliland beelo u kala qaybiyaan iyaga oo adeegsanaya baraha bulshada.

Wasiirka oo dhallinyaro kula hadlaysay munaasibad lagu qabtay Hargeysa waxay dhallinyarada ugu baaqday in ay kuwaas dalka ka difaacan iskana hubiyaan oo aanay kuwaasi duufsan.

Lama oga in wasiirku dhallinyarada ay weeraraysa yihiin kuwa mucaaradka taabacsan ee naqdiya ficillada xukuumadda Muqdisho iyo in ay yihiin kuwo shaqada ay tilmaantay u qabta xukuumadda Soomaaliya

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews