Somaliland Ma Ka Dhici Kartaa Doorasho Laba Xisbi Ah ? Garyaqaan Guuleed Dafac Ayaa Faahfaahinaya”Daawo Muuqal
January 13, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Guuleed Axmed Dafac ayaa waxaa uu ka Hadley inay dalka ka dhici karto doorasho laba xisbi oo kali ah , waxaana uu sheegay in aaney jirin sharci arintaasi diidaya