“ Axmaqnimada Ciidanka Booliska …” Prof Cabdi Cali Oo Dhaliilay Hadalkii Shalay Ee Ciidanka Booliska”Daawo Muuqal
January 14, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Cabdi Cali Jaamac ayaa waxaa uu dhaliilay hadalo shalay ka soo yeedhay ciidanka Booliska Somaliland oo ka jawaabeyey sababta ay u xidheen Abwaan Cabdiraxmaan Abees
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com