“Wadani Komoshin Diid Maaha Ee Waa Doorasho Diid” Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere”Daawo Muuqal
January 14, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu ka hadley mawqifka uu xisbiga Waddani ka taagan yahay arimaha doorashooyinka Md Axmed Cabdi Dheere ayaa sheegay in Xisbiga Waddani aanu aheyn Kominshan Diid balse uu yahay Doorasho Diid.