”Wasiir Hinda Gaani Shaqadeedii Ayaa Lagu Aamini Waayey ..” Xisbiga Waddani”Gudoomiyaha Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Waddani Maxamed Dhamme”Daawo Muuqal
January 14, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhame ayaa waxaa uu dhalinyarada reer Somaliland ka raali galiyey hadalo dhawaan ka soo yeedhay wasiirka shaqada iyoa arimaha bulshada .
Gudoomiye Dhamme ayaa sheegay in Wasiir Hinda Gaani shaqadii ay qaranka u haysay qeyb ka mid ah lagu aamini waayey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan