Sidee Beesha Caalamku U Aragtaa In Laba Xisbi Oo Kaliyi Galaan Doorashada Soo Socota Ee Somaliland?
January 15, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar diblomaasiyadeed oo uu wargeyska Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay inay dalalka beesha caalamka ee taageera nidaamka diqmuraadiyadeed ee Somaliland ay indhaha ku hayaan khilaafaadka u dhexeeya xisbiyada siyaasadda ee ku salaysan doorashada golaha wakiilada.