berberatoday.com
China: Ardayda Dugsiyada Oo Loo Sameeyey Direys Sheegaya Dhaqdhaqaaqa Dugsiga Ee Ardayda !
January 16, 2019 - Written by admin

Close up fashion shirt on hangers on shelf in cloth store

China(Berberatoday.com)-Arrimo badan oo la xidhiidha Nolosha Aadamaha ayaa waxa si laxaad leh ugu muuqataa Tiknoolajiyada, Dalka China ayaa waxa uu ka mid yahay Dalalka Ugu horreeya dhinaca wax soo saarka Tiknoolajiyada waxaana dalkaasi laga hirgeliyay arrin cajiib oo ah in Ardayda wax ka barata Dugsiyada dalkaasi loo sameeyay direys gaar ah oo sheegaya xilliga uu ardaygu soo galay Dugsiga iyo waliba xilliga uu ka baxay.

 

Close up fashion shirt on hangers on shelf in cloth store

Direyskan ayaa waxa ku jira laba kaadh oo yaryar oo si toos ah ula shaqaynaya Qalab iyo Kamarado ku xidhan Albaabka Dugsiga, sidoo kalena waxa uu qalabkaasi xaqiijinayaa wajiga Ardayga iyo inuu yahay ardaygii direyskaa lahaa iyo in kale.

Sida lagu baahiyay Golobal Times oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay Direyskan ayaa waxay ardaydu isticmaalayaan laba sanadood, sababaha loo sameeyeyna waa in lagula dagaalamo habsanka faraha badan ee Ardayda iyo Muranka ka dhasha habsankaasi. Shirkadda soo saartay Direyskani oo magaceeda la yidhaahdo Guizhou Guanyu ayaa waxay sheegtay in direyskani ardaydu meydhan karaan 500 oo jeer, sidoo kalena waxay shirkadu xaqiijisay in direyskan ay isticmaali karaan ardayda ku nool meelaha heer kulkoodu aadka u sareeyo, direyskan ayaa waxa kale oo uu ximmili karaa kuleylka xaddigiisu yahay 150 degree.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews