Daawo Muuqalka”Shaqaalaha Hanti Dhawrka Somaliland Oo Albaabada U Xidhay Dawlada Hoose Ee Hargeysa Waraaqo Amar ahna Ku Dhajinaya
January 16, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xafiiska Hanti Dhawrka guud ee Somaliland ayaa waxa uu galabta si kadis ah baadhis uga bilaabey dawlada Hoose ee Hargeysa isla markaana albaabada ayuu u xidhay isaga oo xafiisyada lacagta iyo xisaabadka xafiisku qufulo ku xidhay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com