berberatoday.com
Garaad Kulmiye Garaad Wiil-waal Oo Lagu Soo Dhaweeyey Wajaale Iyo Ujeedka Socdaalkiisa Somaliland
January 16, 2019 - Written by admin

Wajaale(Berberatoday.com)-Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool Garaad Wiil-waal, ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Wajaale ee xadka dalalka Itoobiya iyo Somaliland, waxaanu u soo gudbay dhinaca degmada Gabiley oo uu kaga qaybgalayo Caleemo-saarka Suldaanka cusub ee Axmed Maxamed Colhaye (Salmaan).

Ujeeddada Garaad Kulmiye, ayaa ah mid dhaqan oo la xidhiidha ka qaybgalka caleemo-saarka Suldaanka cusub oo Gabiley ka qabsoomaysa sida la qorsheeyey Khamiista toddobaadkan haddii Illaahay idmo, waxaana Garaadka iyo Wefti dhaqan oo la socdaba, soo dhaweeyey Suldaanka la caleemo-saarayo, Maamulka gobolka Gabiley, Wajaale, Odayaal dhaqameed iyo xubno kale.

Garaad Kulmiye Garaad Wiil-waal iyo Suldaanka la caleemo-saarayo, ayaa halkaas Warbaahinta kala hadlay, waxaanan hadalladooda iyo sida soo dhawayntaasi u dhacday idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee ka daawasho wacan oo wanaagsan:-

https://youtu.be/zayAvqfcPVs

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews