berberatoday.com
Nin Magaciisu Yahay Dhako Bawdo Jilib Boqon Oo Magaciisu Fajac Iyo Amakaag Ku Noqday Bulshada Uu Lacagta Zaadkiisa Uga Diro Iyo Faahfaahin Uu Ka Bixiyay Sababta Uu Afartan Magac Ula Baxay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
January 16, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhako Bawdo Jilib Boqon oo ah nin dhawaantan aad loo hadal-hayey afartan magac oo ugu qoran Zaadka Taleefanka, ayey Somnewstv u suuragashay inuu wax ka weydiiyo sababta afartan magac ee taleefankiisa zaadka ugu qoran loogu bixiyey, iyaga oo dadka qaar ku tilmaameen qof jin ah, halka qaar kalena ay ku tilmaameen qof argaggixiso ama sirdoon ku shaqo leh oo magaciisa qarinaya.

DHAKO BAWDO JILIB BOQON NINKA MAGICIISU YAHAY OO WARAYSIGII U HORREEYEY BIXIYEY 2019

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ninkan oo magiciisa rasmiga ah la yidhaahdo Maxamed, waxa uu hadda ku nool yahay magaalada Hargeysa, waxa uu sheegay inay dhibaato badani ka qabsatay isticmaalka taleefankiisa iyo aflagaaddo dadka qaar ka soo gaadhaysa, ka dib markii magacan yaabka leh ee ku qoran Zaadka taleefankiisa oo markii baraha bulshada la soo dhigay aad loola yaabay, isla markaana dad badani wacayeen ama garaacayeen foonkiisa, iyaga oo weydiinaya ma jin baad tahay mise insi iyo waxyaabo la mid ah, halka qaarna lacago u dirayaan.

Haddaba, magacan Dhako Bawdo Jilib Boqon, siduu ugu baxay iyo caqabadaha uu kala kulmay iyo weliba sidii ay Shirkadda Telesom uga aqbashay inay magacyadan ugu qoraan zaadka taleefankiisa, uga warramay Weriye Yaasir Axmed oo ka tirsan Somnewstv, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews