”Sawirkii Kacaanka Ayaa Muuqda..” Abwaan Yusuf Shaacir”Daawo Muuqal
January 16, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa waxaa uu ka Hadley laba Abwaan oo ay xukuumada Madaxweyne Biixi siyaabo kala duwan ay u xidhay , waxaana uu sheegay in mar marka qaarkood ay muuqato sawirkii dawladii kacaanka ee Siyaad Barre
Abwaan Yuusuf Shaacir sheegay inuu ka xun yahay xadhiga labadaas abwaan , waxaana uu cadeeyey in ay banaaneyd dariiq-yo kale oo loo mari lahaa hadii ay danbi galaan