Daawo Muuqalka”Shacabka Hargeysa Maxay Ka Yidhaahdeen Muranka Labada Qoys Ee Fanaanada Nimco Yasiin
January 16, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah shacabka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay aragtiyo kala duwan ka bixiyeen muranka labada Qoys u dhaxeeya ee fanaanada Nimco Yasiin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Pw06E2fwv3Q
Berberatoday.com