Shirkada Kafaalo Oo Berbera Kusoo Kordhisay Hiigsi Iyo Himilo Loo Baahnaa
January 16, 2019 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Kafaalo Busness waa shirkad ganacsiyeed ay abaabuleen dhalinayaro isku tagtay oo reer Berbera ah iyagoo isu geeyay fikir iyo maal wixii ay hayeen shirkada kafaalo waxay qabataa adeeg dhawr ah oo kala ah 1.Kiraynta Qalabka Dabasha oo kala ah life Jacket, banana Boat, Beach Chair, Valley Brach 1. Habaynta iyo hagaajinta xafldaha waa weyn sida xafladaha dawlad iyo ganacsata iyo haayada gaarka ah Iyo qaybo kale oo fara badan xafiiskeedu wuxuu ku yaala magaalada berbera gaar ahaan fooqa marso
Dhalinyaradan Hal abuuray xarunta Ganacsi ayaa la odhan karaa waxay buuxiyeen kaalin mihiima oo ka banaanayd Gobolka Saaxil iyo magaalada Berberaba waxaanay hal abuureen adeeg aad iyo aad loogu baahnaa waxay ubaahan yihiin in la dhiiri galiyo oo la garab joogsado.