Xisbiyada UCID Iyo Waddani Oo Iminka Galay Xarunta Baarlamaan Somaliland
January 16, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Labada xisbi mucaarid ee Somaliland UCID iyo WADDANI ayaa galey xarunta baarlamaanka Somaliland taas oo ay wararku sheegayaan in ay u yeedheen gudidii loo xilsaaarey inay soo naaqishaan muda kordhinta loo sameynayo golaha wakiiladda.
Xisbiga Waddani waxa waftiga hogaaminaya gudoomiye xigeenka xisbiga gudoomiyaha ku meel gaadhka ah Cabdilqaadi Jirde, hogaamiyaha xisbiga WADDANI iyo xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid