berberatoday.com
Qaramada Midoobey Oo War Ka Soo Saartey Weerarkii Al Shabaab Ku Qaadey Hotel Nairobi Ku Yaala
January 17, 2019 - Written by Berbera Today

New York(Berberatoday.com)-Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa war kasoo saaray weerarkii Al Shabaab ay ka fuliyeen xaafadda Westland ee magaalada Nairobi kaasi oo dad badan ay ku dhinteen.

 

Qoraal kasoo baxay golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu cambaareeyay weerarka ka dhacay hotelka ku yaala magaalada Nairobi, waxaana ay tacsi ugu direen ehelada dadka ku dhintay weerarka.

Ciidamada amaanka ee dalka Kenya ayay ku amaaneen sida dhaqsida leh ee ay kaga jawaabeen weerarka Al Shabaab ku qaadeen Hotelka DUsit ee magaalada Nairobi, waxaana la bogaadiyay dadaalka ciidamada Kenya.

“Xubnaha golaha ammaanka waxay carabka ku adkeynayaan in argagixisada noocee doonto ha noqoto, muuqaalkii ay doontana ha yeelatee ay weli tahay halista ugu weyn ee nabadda iyo amniga dunida ay wajahayaan” ayaa lagu yidhi qoraalka.

“Xubnaha golaha ammaanka waxay hoosta ka xariiqayaan in baahi loo qabo, in fuliyayaasha, agaasimayaasha iyo maali-geliyayaasha ficillada argagixiso la horkeeno caddaaladda” ayaa lagu yiri qoraalka.

Xubnaha golaha ammanaka ayaa mar kale ku celiyey in ficil kasta oo argagixiso uu yahay dambi aan cudur daar lahayn, sababtuu doono ha yeeshee, cidii doonatana ha fulisee.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews