berberatoday.com
Ururka Al Shabaab Oo Shaaciyey Sababta Ay U Weerareen Hotel-kii Magaalada Nairobi Ku Yaalay
January 17, 2019 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-War ka soo baxay Xarakadda Alshabaab ayaa waxaa lagu sheegay in Weerarkii ay Salaasadii  ku qaadeen Hotelka Dusit D2 ee magaalladda Nairobi uu jawaab u ahaa Go’aankii uu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ee uu Caasimadda Israel ugu aqoonsadeen magaalladda Quddus-ta La-hayo  ee dhulalka Reer Falastiin.

 

Labo Qoraal oo ay Alshabaab soo saareen waxay ku sheegteen mas’uuliyadda Weerarkaasi, iyagoo sheegay inuu Hawlgalkaasi jawaab cad u yahay hadalkii Donald Trump iyo Go’aankiisii uu Caasimadda israel ugu aqoonsaday magaalladda Quddus-ta la-haysto ee Reer Falastiin.

si kastaba ha ahaatee, Alshabaab waxay sheegeen inay sii wadi doonaan Hawlgalka ay kaga soo horjeedaan Go’aanka Maraykanka ee ay magaalladda Quddus ugu aqoonsadeen Caasimadda Israel.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews