Waraabe Dad Ku Cunay Gobolka Awdal
January 17, 2019 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Waraabe Dad cun ah ayaa fara-baas ku haya Dadka deegaamo ka tirsan Gobolka Awdal, waxaanu dhaawacyo gaadhsiiyey ilaa sagaal qof oo ay qaarkood u dhinteen waxyeellada uu u geystay.
Qaar kamida Waayeelka Gobolka ayaa qaylo-dhaan ka soo saaray dhibaatada uu ku hayo Waraabuhu.
Berberatoday.com