berberatoday.com
“Laba Xisbi Hadii Ay Go’aansadaan Inay Ka Tashadaan Boqolkiiba Konton Shacabka, Waddanina Daawade Ka Noqon Maayo Ee Wuu Tashan Doonaa..”Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro”Daawo Muuqal
January 18, 2019 - Written by admin

 Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo wareysi siiyay idaacada BBC-da ayaa waxa uu sheegay in hadii ay labada xisbi ee Kulmiye iyo Ucid ay ku tashadeen in masiirka Somaliland ay kaligood ka taliyaan oo doorasho kaligood galaan in la kala tashan doono oo aanu xisbiga Waddani daawade ka noqon doonin doorasho u gaar ah labadaas xisbi

Dhinaca kale Guddoomiye Ciro ayaa sheegay in Somaliland ay ku sii socoto nidaamka kali taliska taasina ay horseed u noqon doonto dhawac ku yimaada Nabad galiyada iyo xasiloonida Somaliland

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews