“Wuxuu Shalay Diidanaa Ninkii Maanta Doonayoow, Waxaad Ka Dagaalantaa Dantaadoo Qudha Ahaa”Abwaan Daaha Gaas. “Daawo Muuqal
January 18, 2019 - Written by admin
Abwaan Daaha Cabdi Gaas Oo Tiriyay Maanso Cusub Oo Uu Ku Dhaliilayo Hab-dhaqanka Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi.

Hargaysa(Berberatoday.com)-Abwaan Daaha Cabdi Gaas oo kamida Hal Abuurka Reer Somaliland ayaa soo saaray maanso cusub Ee “Durmaan Nacas” taasi oo uu ku dhaliilayo Hogaaminta Madaxwayne Muuse Biixi iyo kala fogaanshaha ficilada uu ku kacayo iyo xusuusta wixii Uu ka Dagaalamay.