Daawo Muuqalka:Ugaas U Jawaabay Boqor Buurmadow Sheegayna In Xisbiga Kulmiye Yahay Xisbi Umadeed Xiligii Hagbaduna Dhamaaday
January 19, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ugaasku waxa uu sheegay in xisbiga Kulmiye yahay xisbi umadeed islamarkaana ay ka dhammaatay Hagbad laba dhinac ahayd, haatana shirkiisu ka dhici doono Boorama