berberatoday.com
Dawlad Ku Amrtay Haweenka Ka Tirsan Shaqaalaheeda Ee Aan La Guursan Inay Ku Dedaalan Guurka Sanadkan 2019 !
January 19, 2019 - Written by Berbera Today

Tonga(Berberatoday.com)-Ra’iisal Wasaaraha Boqortooyada Tonga Mr Euclise Pohiva ayaa waxa uu ku dardaaray shaqaalaha haweenka ah ee ka shaqeeya dawladda ee aan la guursan inay ku dedaalaan guurka.

Pohiva ayaa ka codsaday haweenkaasi inay sanadkani 2019 ku dedaalaan sidii ay u guursan lahaayeen waxaana ka mid ahaa hadaldiisii uu ka hor jeediyey Shaqaalaha Dawladda oo uu Wargeyska Himilo soo tarjumay, “Waxaan ogaaday in haween tiro badan oo aqoontoodu sarreyso ay ka hawl galaan dawladda, balse nasiib daro waxaan ogaaday in badankoodu aan la guursan, waxaan ka codsanayaa haweenkaasi inay guurka ku dedaalaan oo ay raadsadaan Raggii ay Nolosha la waddaagi lahaayeen, waxaan idinka codsanayaa inaad arrintaasi ku dedaashaan sanadkan 2019”.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews