“KULMIYE, Boorama Ayaa Loo Sii Wadaa, UDUB Markii Boorama La Geeyay Ayuu Ku Dammay, Haddii Aan La Doonayn Inuu Halkaas Ku Dhinto Hala Soo Celiyo”Boqor Buurmadaw
January 19, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa ka digay in shirka xisbiga KULMIYE la geeyo magaalada Boorama, waxaanu ku taliyay in haddii aan la doonayn in xisbigaas la baabiiyo shirkiisa lagu qabto magaalada Hargeysa ee caasimadda ah.