berberatoday.com
Aafad Jaadka Oo Aan Kasoo Dagin Garoonka Diyaaradaha Ee Garowe Ilaa Intii La Doortay Madaxweynaha Cusub Ee Putland Iyo Sababta
January 20, 2019 - Written by admin

Garowe(Berberatoday.com)-Puntland, tan iyo Doorashadii Hogaanka cusub kama soo dagin Wax Qaad ah. Arintan ayaa timid kadib markii Madaxweynaha cusub Siciid Deni 13kii Bishan uu joojiyey Cashuur Dhaaf iyo Cashuur Dhimis loosameyn jirey Hay’adaha Madaxa Banaan, kuwa Gaarka ah iyo Ganacsatada qaar.

Ganacsatada Qaadka oo iyagu Ku sugan Magaalada Garoowe ayaa lasheegey in ay kulamo aan miro dhalin laqaateen Madaxweynaha cusub.

Qaadka ayaan hadda kasoo dagin Magaalooyinka Boosaaso, Garoowe, Qardho, Badhan iyo Woqooyiga Gaalkacayo oo hore diyaarad Kenya uga soo waaridi jirtay, balse waxaa hadda Puntland laga sogeliyaa oo uu ka dagaa Koonfurta Gaalkacayo iyo Magaalada Laascaanood.

 

 

 

Mohamed Salah

Garowe

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews