Daawo Muuqalka”Gobolka Sanaag Oo Shirkaddo Gaar Loo Lee Yahay Ka Bilaabeen Macdan Qodis.
January 20, 2019 - Written by admin
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Gobolka Sanaag Ayay Shirkaddo Gaar Loo Lee Yahay Ka Bilaabeen Macdan Qodis, iyada oo qalab kala duwan la keenay degaano kamid ah gobolkaasi .
wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa shirkaddo tiro badan liisano u siisay goobo kamid ah dalka in ay ka qoddaan macdano kala duwan, iyada oo aanay jirin cid damaanad qaadi karta dhaqaalihii Qaranka kasoo geli lah