“Hadii Aanay Dawladii Somaliyeed Fursan Nasiinin, Waxa La Odhan Lahaa Waa Nin Reer Gabiley Ah Oo Daabiyad Yar ka Yimid” Proffesor Cabdi Ismaaciil Samater
January 20, 2019 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Proffesor Cabdi Ismaaciil Samater ayaa kulan la yeeshay aqoonyahan ismaamulka somalida itoobiya kaasi oo ka qabsoomay magaalada jig jiga
Kulan ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin ka socda dawlad deegaanka somalida iyoaqoonyahan tiro badan
Prof cabdi ismaaciil samater ayaa aqoonyahankii iyo masuuliyiinta maamulka ayaa ka wacyi galiyay dhibta ay leedahay qabyaaladu
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka