Soomaalida Itoobiya Oo Ka Dibadbaxay Shacab Laga Laayay (Sawirro)
January 20, 2019 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Waxaa magaaladda Jigjiga iyo meelo kale oo kamid ah Ismaamulka Soomaalida Itoobiya isagu soo baxay boqolaal dadweyne kuwaasoo ka banaanbaxay dhib ay sheegeen in lagu hayo Soomaalida ku nool dhulka hoostaga Ismaamulka Canfarta ee dalka Itoobiya.
Shacabka Soomaalida ee ku nool Maamulka Qawmiyadda Canfar ayaa cabudhin iyo gumaad kala kulmay Ciidamadda Liyuu Police ee Maamulkaas.
