Tahriibayaal Ku Nafwaayay Bada Udhaxaysa Libiya Iyo Talyaaniga Oo Xogtooda La Helay
January 20, 2019 - Written by admin
Tripoli(Berberatoday.com)-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay rumaysan tahay 270 ah muhaajiriin ay ku qaraqmeen badda Mediterranean-ka maalmihii u dambeeyay.
Diyaarad ay leeyihiin ciidamada badda Taliyaaniga ayaa soo gaadhay goobta ay musiibadda ka dhaacday ee biyaha Liibiya.
Doon ka samaysan caag ayaa sii quusaysay markii ay diyaaradaasi goobta soo gaadhay.