Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadley Muddo Kordhinta Guurtidu Sameysay ..“ Guurtidu Daneys Tayaal Ayey Noqdeen
January 21, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Fayal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu si xoogan u soo dhaweeyey muddo kordhinta sagaal-ka bilood ah ee golaha guurtidu ay maanta sameysay
Faysal ayaa sheegay in guurtidu ay maanta arin wanaagsan sameyeen , isaga oo carabka ku dhuftey in guurtidu ay hore u aheyd qaar daneystayaal ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Ul9jd9-YclA