berberatoday.com
Cajiib: Shirkad Maraykan Ah Oo Bilawday Inay Ka Ganacsato Dhiiga Da’yarta Oo Ay Ka Iibiso Dadka Waaweyn !
January 22, 2019 - Written by admin

USA(Berberatoday.com)Shirkad ku taalla Dalka Maraykanka gaar ahaana Gobolka Florida magaceedana la yidhaahdo Ambrosia ayaa waxay dedaal ugu jirtaa sidii ay ula dagaalami laheyd Gabawga waxaanay shirkadaasi bilawday Olole ay ku ururinayso dhiiga Da’yarta.

Dhiigaasi ayaa waxay shirkadu sheegtay inay ku shubayso dadka bukaanka ah ee uu baahan, waxaanay shirkadaasi laamo ka furatay shan magaalo oo ku yaalla dalkaasi Maraykanka oo ay u iib geynayso dhiigaasi.

Sidaana waxa lagu baahiyey shabakada Russia Today Oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay Arrinta aadka u layaabka badan ayaa waxay tahay in Shirkadaasi ay halka Litir ee dhiiga ah ku iibinayso qiime dhan sideed kun oo Dollar, sidoo kalena waxay shirkadaasi siinaysaa labada Litir ee Dhiiga ah 12 kun oo Dollar.

Haddaba, Dadka shirkadaasi dhiiga ka shubayso ayaa waxay da’doodu u dhexeeyaan 16 jir ilaa iyo 30 jir, shirkadan ayaa waxa aasaastay Haweenay magaceeda la yidhaahdo Jesse Carmazine waxaanay sheegtay in dad tiro badan oo da’doodu wayn tahay ay heleen dhiig cusub oo nadiif ah oo laga shubay dad da’yar waxaanay ka dhawaajisay in arrintaasi ay caafimaadka dadkaasi wax ka beddashay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews