Daawo Muuqalka”Guddoomiye Baashe oo Ka Hadley Mudo Kordhinta Loo Sameeeyay Golaha Wakiilada
January 22, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa ka hadley sida uu u arko mudo kordhintii maalintii shalay ahayd golaha Guurtidu u sameeyeen golohooda.