berberatoday.com
Hubkii Lagu Weeraray Hotel-ka Dusit Ee Magaalada Nairobi Oo Dawlada Somalia Lahayd
January 22, 2019 - Written by admin

Nairobi(Berberatoday.com)-Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa cadadkiisii shalay ku sheegay in Soomaaliya lahayd saddex ka mid ah shanti qori ee koox hubaysan todobaadkii hore ku weerartay hotelka Dusit ee magaalada Nairobi.

 

Warbixintan oo Sayruuqnews ka soo xogatay wargeyska Geeska Afrika oo soo xiganaya Daily Nation waxaa lagu sheegay in wargeyska Dailly Nation ogaatay in 3 qori oo ay soo iibsatay dawladda Federalka Soomaaliya ku jireen shan qori oo ay isticmaalayeen shanta nin ee weerarka gaystay halka aan labada qori ee kale la aqoonsan.

Wargeysku waxa uu sheegay in dal walba isticmaalo calaamad u gaar ah, islamarkaana qoryahan oo lambarkooda la masaxay haddana ay ku taallay calaamadda Soomaaliya ee SO oo ay isticmaalan Ciidamada Qaranka ee Soomaaliya.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa marar badan ka digay hubka ay soo iibsanayso Soomaaliya ama caawimo lagu siiyo oo laga warwarsan yahay in ay kooxaha argagixisada ah gacanta u galaan.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews