berberatoday.com
Suuriya: Nin Muddo Rubuc Qarni Ka Badan Ku Labista Dhar Midabkoodu Huruud Yahay Iyo Ujeedada Uu Ka Leeyahay !
January 22, 2019 - Written by admin

Suria(BErberatoday.com)-Nin u dhashay Dalka Suuriya oo magaciisa la yidhaa Abu Sako oo ku magaca dheer Ninka Huruuda ah ayaa waxa uu sheegay inuu aad u jecel yahay midabkaasi sida lagu baahiyey Shabakada Rusia Today oo aanu ka soo xiganay ninkan ayaa waxa uu ku nool yahay Magaalada Xalab ee Suuriya.

Abu Sako ayaa sheegay in xidhashada Midabkaasi uu bilaabay sanadkii 1983kii waxa aanu sidoo kale sheegay in wax kasta oo noloshiisa ku saabsan uu midabkaasi qayb ka yahay haddii ay tahay kabaha uu xidho iyo teleefanka gacante ee uu sito dhammaantood midabkoodu waxa uu yahay Huruud.

Ninkan ayaa waxa afduubay kooxaha mucaaridka ah ee ka dagaalama gudaha Dalkaasi Suuriya waxaanu sheegay inuu kooxahaasi ka diiday inuu beddalo isticmaalka midabkaasi isagoo ku tilmaamay inuu midabkaasi jecel yahay oo muddo 36 sano ah aanu xidhan midabadda kala duwan.

Abu Sako ayaa sheegay inuu hadafkiisu yahay inuu ku guuleysto Abaal marinta caalamiga ah ee Guinness.

 

 

 

 

Berberatioday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews